Ciidamo horleh oo ka soojeeda gobolka Sool oo lagu soo dhoweeyey Tukaraq (dhegayso)

HomeWararka

Ciidamo horleh oo ka soojeeda gobolka Sool oo lagu soo dhoweeyey Tukaraq (dhegayso)

Ciidamo ka soo  ruqaansday gobolka Sool ayaa gaaray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool , waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay wasiiro iyo xubno katirsan gudiga difaaca Puntland .  Waxaa ugu horeen madasha ka hadlay oo Ciidamada Soo dhaweeyay Wasiirka Amniga Puntland  Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b476c220201009eadc0b83f/codaka+wasiirada+Gudiga+Difaaca++.mp3

SAFARKII SODDONKA MAALMOOD & SOCDAALKII SAHANKA DALJIR EE DHULKII LOO YAQAANEY GAARIWAA
Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dhawaan la doortay oo xilka la wareegay
Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)

Ciidamo ka soo  ruqaansday gobolka Sool ayaa gaaray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool , waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay wasiiro iyo xubno katirsan gudiga difaaca Puntland .

 Waxaa ugu horeen madasha ka hadlay oo Ciidamada Soo dhaweeyay Wasiirka Amniga Puntland  Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad.
http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b476c220201009eadc0b83f/codaka+wasiirada+Gudiga+Difaaca++.mp3

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: