Shir laga yeeshay wax ka qabashada caqabadaha soo waajaha badeecadaha la keeno dalka

Shir laga yeeshay wax ka qabashada caqabadaha soo waajaha badeecadaha la keeno dalka

Shirkii Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta uu goddoomiyey Wasiirka Wasaaradda Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi,.

Shirka ayaa loogga hadlay fududeynta ganacsiga Soomaaliya oo muhiim u ah wax ka qabashada caqabadaha soo waajaha badeecadaha ganacsi ee laga soo dejiyo iyo kuwa laga dhoofiyo dekadaha, iyo madaarada dalka iyo weli ba sidoo kale ganacsiyada iskaga gudba xuduudaha.

Shirka, ayaa aad looggu falanqeeyey muhiimadda dib u hawl-gelinta Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga Soomaaliya oo ay hoggaan u tahay Wasaaraddu taas oo qeyb laxaad leh ka qaadan doonta dib u habaynta ganacsiga Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com