Shir la Xiriira Arrimaha Doorashooyinka Puntland oo Kasocda Garoowe (Sawiro)

HomeWararka

Shir la Xiriira Arrimaha Doorashooyinka Puntland oo Kasocda Garoowe (Sawiro)

Xarunta BDRC ee Garoowe waxaa saaka kasocda Shirka Madasha Korjogtaynta Hanaanka Doorashadda Puntland ,kaas oo soo qaban qaabiyeen Daladda Daneeyaasha

Xubinta Sicirka & Suuqa Daljir Garoowe
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Shacabka Kala Qaybgalay Xuska 1da Agoosto (Sawirro)
Xildhibaan sheegay in la dayacay Magaaladda Boosaaso.(Daawo)

Xarunta BDRC ee Garoowe waxaa saaka kasocda Shirka Madasha Korjogtaynta Hanaanka Doorashadda Puntland ,kaas oo soo qaban qaabiyeen Daladda Daneeyaashaa aan dowliga ahayn iyo Xafiiska Xuquuqul insaanka Puntland.

Shirkan waxa ka qayb galayaa oo ku sugan Qaar kamid ah waxggaradka Puntland,aqoonyahno,uruurada Haweenka,Madaxda Ururka Warbaahinta Puntland ee Map iyo qaybaha kala duwan ee Bulshadda Rayidka ah.

Guddoomiyaha Xafiiska xaquuqul inkasaanka Maxamed Yuusuf oo goobta ka hadlay ayaa ku dheeraday Muhiimadda Xuquuqul inkasaanka iyo doorashadda.

Waxaa Kale oo goobta ka hadalay Guddoomiyaha PUNSA isago ka hadlay Muhiimadda Doorashaddda iyo Hanaanka dorrashadda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: