Madaxwaynaha Puntland oo ka ambabaxay Garoowe iyo xildhibaanada

HomeWararka

Madaxwaynaha Puntland oo ka ambabaxay Garoowe iyo xildhibaanada

Madaxwaynaha dowladda  Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saakay safar uga baxay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland isagoo ku wajahan dee

Dr Sulub oo kulan hogaaminta kusaabsan ku qabtay Bosaso (dhegayso)
Warka Caweysin iyo Fadumo degan , Daljir Bossaso (dhegayso)
Dhalinyarada Soomalaiyeed ee ku biiraysa booliska Mareykanka oo korortay (daawo)

Madaxwaynaha dowladda  Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa saakay safar uga baxay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland isagoo ku wajahan deegaanka Buursaalax ee gobolka Mudug.

Wararka ayaa sheegaya socdaalka madaxwaynaha inuu la xiriiro booqasho uu ugu tagayo hooyadiisa oo deegaankaasi ku nool.

Socdaalka madaxwaynaha ayaa kusoo beegamaya xilli maanta loo balansanyahay in lagu dhawaaqo xildhibaanada Puntland ee 2019-2014.

Loolan adag ayaa ka socda magaalada Garoowe oo ku wajahan arrimaha doorashooyinka Puntland kusoo fool leh, iyadoona musharixiinta qaarkood ay codsanayaan doorashada inay noqoto mid loo simanyahay oo hufan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: