Dr Sulub oo kulan hogaaminta kusaabsan ku qabtay Bosaso (dhegayso)

Dr Sulub oo kulan hogaaminta kusaabsan ku qabtay Bosaso (dhegayso)

Dr Cabdiraxmaan Sulub oo ah madaxa hogaaminta Sulub Leadrship Center ayaa ku qabtay magaalada Bosaso fagaare cilmiyeed kusaabsan nooca hogaamin ee ay Soomaaliya u baahantahay.

Kulanka oo ay soo qabanqaabisay jaamacadda Badda Cas ayaa waxaa kasoo qaybgalay guddoomiyaha jaamacadda C/laahi Sheekh Xasan iyo dhalinyaro dalka wax ku barata.

Wariyaheena Xasan Heykal ayaa kulanka kadib waydiiyay Pof Sulub nooca hogaamiye ee ay Soomaaliya u baahantahay iyo waxa xiligaan ay u doorteen mowduucan.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com