Shir dib loogu eegayo dastuurka oo ka furmaya Garoowe (dhegayso)

Shir dib loogu eegayo dastuurka oo ka furmaya Garoowe (dhegayso)

Waxaa magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland soo gaaray wafdi kasocda guddiga dib u eegista dastuurka ee Soomaaliya.

Ujeedka ayaa ah ka qaybgalka kulan muddo sadex cisho qaadan doona oo ka furmaya Garoowe, kaasi oo ay ka qaybgalayaan guddiga baarlamaanka ee dastuurka.

Geeddi socodka dastuurka Soomaaliya ayaa qorshaha uu yahay in lasoo dhamaystiro kahor sanadka 2020 oo la qorsheeyey in la qabdo doorasho shaqsi iyo cod, inkastoo caqabado dhanka ammaanka ah uu ka jiro dalka qaybo ka mid ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com