Madaxwaynihii hore Soomaali Galbeed oo markii afaraad maxkamad la horkeenay

HomeWararka

Madaxwaynihii hore Soomaali Galbeed oo markii afaraad maxkamad la horkeenay

Madaxwaynihii hore Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lasoo taagay maxkmad kutaala magaalada Addisababa ee xarunta Itoobiya. Dacwad oogayaa

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
AUN Cabdifataax Maxamed Cali (ina Rotman) iyo kulankiisii ugu danbeeyey ee saxaafadda Buuhoodle: “Puntland waa innaga, innaguna Puntland baan nahay”
Goob jooge “Inta badan Goobaha Ganacsiga waa ay xiran yihiin ciidamo beeleed hubeysan ayaan ku aragnaa Xaafadaha Bartamaha Magalada Baladweyne”

Madaxwaynihii hore Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lasoo taagay maxkmad kutaala magaalada Addisababa ee xarunta Itoobiya.

Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in loo baahanyahay dacwad ku filan madaxwaynihii hore si xukun loogu rido, iyadoona arrintan keeni karto dacwaddiisa inay qaadato muddo dheer.

Cabdi Maxamuud ayaa loo xiray eedaymo ka dhan ah xasuuq iyo dambiyo kadhan banii’aadantinimada oo dhacay xiligii uu iska casilayay xilka.

Horay ayuu waydiistay cafis raysal wasaaraha Itoobiya Abey Axmed.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: