Shir ammaanka looga hadlayo oo kafurmay Muqdisho (dhegayso)

Shir ammaanka looga hadlayo oo kafurmay Muqdisho (dhegayso)

Shir looga hadlayo ammaanka Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen wasaaradda amniga gudaha iyo booliska Soomaaliya.

Wasiirka amniga gudaha ee dowladda faderaalka Maxamed Abukar Islow oo kahadlay kulanka ayaa sheegay in sidoo kalle ay ka qaybgalayaan wakiilo kasocda dowlad goboleedyada.

Dhanka kalle taliyaha ciidamada booliska Gen Cabdixakiim Daahir Saacid ayaa isna ka hadlay kulankaan.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com