Shir ammaanka looga hadlayo oo kafurmay Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Shir ammaanka looga hadlayo oo kafurmay Muqdisho (dhegayso)

Shir looga hadlayo ammaanka Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen wasaaradda amniga gudaha iyo b

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-gudoomiyay Kulanka Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay (Sawiro)
Weerar ka dhacay magaalada Heeg ee dalka Holland (daawo)
MARTISOOR – TAXANAHA 10AAD Aqoonyahan Shoortaaye: “Madaxweynuhu barnaamijkii uu bilaabay ee dadku amaanta ugu hayaan waa inuusan dhaawicin,” (daawo)

Shir looga hadlayo ammaanka Soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay si wadajir ah usoo qabanqaabiyeen wasaaradda amniga gudaha iyo booliska Soomaaliya.

Wasiirka amniga gudaha ee dowladda faderaalka Maxamed Abukar Islow oo kahadlay kulanka ayaa sheegay in sidoo kalle ay ka qaybgalayaan wakiilo kasocda dowlad goboleedyada.

Dhanka kalle taliyaha ciidamada booliska Gen Cabdixakiim Daahir Saacid ayaa isna ka hadlay kulankaan.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: