Shilka Sheerbi & Khasaaraha (Wararkii Danbe)

HomeWararka

Shilka Sheerbi & Khasaaraha (Wararkii Danbe)

Shil isla saacaddaan ka dhacay magaalada Sheerbi ee waqooyiga Qardho ayaa waxaa ku dhintay 3 ruux oo darawalkii ku jiro, waxaa dhaawac ah 4 qof, waxaa

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Banaanbax looga soo horjeeday xasuuq Ciidamada kenya geeysteen oo Caabudwaaq ka dhacay (dhegayso)

Shil isla saacaddaan ka dhacay magaalada Sheerbi ee waqooyiga Qardho ayaa waxaa ku dhintay 3 ruux oo darawalkii ku jiro, waxaa dhaawac ah 4 qof, waxaana dhammaantood lagu dabiibayaa Cisbitaalka Guud ee Qardho. Sida wararku hadda nagu soo gaarayaan waxaa liita hal qof, inta kalena waa sahlanyihiin baa hadda la soo wariyey.

Isku socodka gaadiidka ee laamiga dheer baa waqti kooban xayirmay, hadana wuxuu ku soo laabtay sidii hore.

Radio Daljir kala soco!

       

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: