Shilaalka gadiidka oo Puntland ku soo badanaya (Daawo)

Shilaalka gadiidka oo Puntland ku soo badanaya (Daawo)

Magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxaa inta badan ka dhaca shilalka gaadiidka dadweynaha oo sababa khasaare dhimasho iyo dhaawac isugujira.

Hadaba maxaa shilalkaasi intabadan u sabab ah?

Dowrka taraafikada ee kala hagida gawaarida ma yahay mid gaarsiisan heerkii loogu talagalay? Su,aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhignay Taliyaha guud ee laanta taraafikada Puntland Maxamed Faniin Yuusuf.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com