Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Bartamaha Bossaso (Sixitaan, Masawiro & Waraysi)

HomeWararka

Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Bartamaha Bossaso (Sixitaan, Masawiro & Waraysi)

Taliyaha ciidanka nabad galyada wadooyinka Puntland Maxamed Finiin Yuusuf oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio daljir ayaa waxa uu kawaramay shilgaa

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Qardho (dhegayso)
Garoowe oo lagu qabtay munaasabad lagu tageerayo doorasho qof & Cod ah
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 10-JULY-2022

Taliyaha ciidanka nabad galyada wadooyinka Puntland Maxamed Finiin Yuusuf oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio daljir ayaa waxa uu kawaramay shilgaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Shilka ayaa ka dhacay bartamaha magaalada bosaaso kaas oo uu kudhintay hal qof halka sagaal qof ookalena ay ku dhaawacmeen, Wariye xasan heykal ayaa xafiiskiisa ku booqday oo ka waraystay taliyE Finiin.

DHEGEYSO

  

  

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 4
  • Magacaygu waa maxamed cade inaalilaa waa inaa ilaahay raajcuun ala ha unaxariisto wasiir cabaas eheladiina alasami hakasiy

  • alah ha u naxaristo inta dhimatay inta dhawaca ah alah ha u boogo dhayo

    mahad sanid radio dajir jiro joog

  • Abduweli 7 years ago

    Tel 7760819 Shilka baabuurta waa uu badanyahay waxaana ugu wacan baabuurtii oo badatay IYO wada oo dayacan marka anigu waxaan oranlahaa dowladdu ha xakamyso wadayaashana sharciga ha LA weydiiyo

  • Abduweli 7 years ago

    Anigu waxaan oranlahaa dowladdu ha xakamayso gaadiidka ayadoo Ku xirayaa licence ama sharciga wadaha si looga hortago dhibaatada marwalba dhacda

DISQUS: