Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Bartamaha Bossaso (Sixitaan, Masawiro & Waraysi)

Taliyaha ciidanka nabad galyada wadooyinka Puntland Maxamed Finiin Yuusuf oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio daljir ayaa waxa uu kawaramay shilgaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Shilka ayaa ka dhacay bartamaha magaalada bosaaso kaas oo uu kudhintay hal qof halka sagaal qof ookalena ay ku dhaawacmeen, Wariye xasan heykal ayaa xafiiskiisa ku booqday oo ka waraystay taliyE Finiin.

DHEGEYSO

  

  

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

4 responses to “Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Bartamaha Bossaso (Sixitaan, Masawiro & Waraysi)”

  1. Lamayaqaan

    Magacaygu waa maxamed cade inaalilaa waa inaa ilaahay raajcuun ala ha unaxariisto wasiir cabaas eheladiina alasami hakasiy

  2. alah ha u naxaristo inta dhimatay inta dhawaca ah alah ha u boogo dhayo

    mahad sanid radio dajir jiro joog

  3. Abduweli

    Tel 7760819 Shilka baabuurta waa uu badanyahay waxaana ugu wacan baabuurtii oo badatay IYO wada oo dayacan marka anigu waxaan oranlahaa dowladdu ha xakamyso wadayaashana sharciga ha LA weydiiyo

  4. Abduweli

    Anigu waxaan oranlahaa dowladdu ha xakamayso gaadiidka ayadoo Ku xirayaa licence ama sharciga wadaha si looga hortago dhibaatada marwalba dhacda

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com