Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Bartamaha Bossaso (Sixitaan, Masawiro & Waraysi)

Shil Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Bartamaha Bossaso (Sixitaan, Masawiro & Waraysi)

Taliyaha ciidanka nabad galyada wadooyinka Puntland Maxamed Finiin Yuusuf oo maanta waraysi gaar ah siiyay radio daljir ayaa waxa uu kawaramay shilgaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Shilka ayaa ka dhacay bartamaha magaalada bosaaso kaas oo uu kudhintay hal qof halka sagaal qof ookalena ay ku dhaawacmeen, Wariye xasan heykal ayaa xafiiskiisa ku booqday oo ka waraystay taliyE Finiin.

DHEGEYSO

  

  

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 4
  • Magacaygu waa maxamed cade inaalilaa waa inaa ilaahay raajcuun ala ha unaxariisto wasiir cabaas eheladiina alasami hakasiy

  • alah ha u naxaristo inta dhimatay inta dhawaca ah alah ha u boogo dhayo

    mahad sanid radio dajir jiro joog

  • Abduweli 7 years ago

    Tel 7760819 Shilka baabuurta waa uu badanyahay waxaana ugu wacan baabuurtii oo badatay IYO wada oo dayacan marka anigu waxaan oranlahaa dowladdu ha xakamyso wadayaashana sharciga ha LA weydiiyo

  • Abduweli 7 years ago

    Anigu waxaan oranlahaa dowladdu ha xakamayso gaadiidka ayadoo Ku xirayaa licence ama sharciga wadaha si looga hortago dhibaatada marwalba dhacda

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com