Shil Keenay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Dhexaadka Dangorayo iyo Garoowe

Shil Keenay Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Dhexaadka Dangorayo iyo Garoowe

Inta la xaqiijiyay 4 ruux ayaa ku dhimatay 15 kalena waa dhaawac kaddib markii labo shil oo kala dambeyay ay ka dhaceen wadada laamiga ah ee u dhaxaysa magaalooyinka Garoowe iyo Dangorayo.

Warbixintaas oo faahfaahsan waxaa inoo haya wariye Axmed Sheekeeye.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com