Shiinaha oo Maalgashanaya Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Shiinaha oo Maalgashanaya Puntland (dhegayso)

Danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya  Mr. Qin Jian oo kula kulmay magaalada Madaxda Puntland masuuliyiinta sare ee dowladdaayaa sheegay in booqas

Puntland iyo Jubbaland oo soosaaray Warsaxaafadeed
Guddiga doorashada Guddoonka golaha Shacabka oo la Magacaabay
The peril of Somali refugees goes unabated in Kenya

Danjiraha dowladda Shiinaha ee Soomaaliya  Mr. Qin Jian oo kula kulmay magaalada Madaxda Puntland masuuliyiinta sare ee dowladdaayaa sheegay in booqashadiisu ay la xiriirto mashaariic horumarineed oo dowladda Shiinaha ay ka fulinayso gudaha Puntland.

Wasiirka warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay arimaha Shiinaha uu ka qaybqaadanayo inay ka mid yihiin wadada isku xirta Eyl iyo Garoowe, garoonka diyaaradaha Gaalkacyo, waddooyinka kale oo Puntland ku yaala iyo arimo kalle.

Hoos kadhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 5
DISQUS: