Puntland iyo Jubbaland oo soosaaray Warsaxaafadeed

Puntland iyo Jubbaland oo soosaaray Warsaxaafadeed

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Labada maamul aysan masuul ka ahayn fashilka.

Dhinca kale Jubbaland iyo Puntland ayaa Warsaxaafadeedkooda ku sheegay ineysan ogayn shir fashilmay, waxaana ay sheegeen in farmaajo uu maanta shirka soo xiray si wadatashiyo ay u soo sameeyaaan madaxda ka qayb galaysay shirka, hasayeeshee waxaa Dowladda dhexe ay shaacisay in shirkii fashilmay, intii lagu maqnaa Nasiinada waa sida ay hadalka u dhigeene.

”Ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka waxaan u caddeyneynaa inuusan jirin wax shir ah oo fashilmay oo aan ognahay Nasasho ayaan ku kala maqannahay ee Shirku waa noo sidiisii”ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Puntland.
Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com