Sheekh Shariif:  “Madaxweyne Farmaajo waxaan leeyahay, carqalada ka daa doorashooyinka” (daawo)

HomeWararka

Sheekh Shariif: “Madaxweyne Farmaajo waxaan leeyahay, carqalada ka daa doorashooyinka” (daawo)

"Marxalada hadda la joogo waa mid xasaasi ah oo u baahan siyaasiyiinta, Shacabka Soomaaliyeed & dowladaha taageera Soomaaliya in aan awoodeena isugu g

“Dalkeena Ina Sugaaya” Waa dhalinyarada Bender-Bayla ee is-xilqaamay oo Daljir u waramay (dhegayso/sawiro)
Puntland oo mashaaric hormarineed ka hirgalisay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug ( dhegayso )
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

“Marxalada hadda la joogo waa mid xasaasi ah oo u baahan siyaasiyiinta, Shacabka Soomaaliyeed & dowladaha taageera Soomaaliya in aan awoodeena isugu geeyno dhameystirka doorashooyinka lana saxo khaladaadka kajira iyo mugdiga, taas waddo aan aheyna waxay horseedi kartaa burbur diyaarna uma aha Dadka Soomaaliya in markale dhiig daato ayuu yiri” Shariif Sheekh Axmed.

wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waabari ayaa Warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: