Puntland oo mashaaric hormarineed ka hirgalisay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug ( dhegayso )

Puntland oo mashaaric hormarineed ka hirgalisay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug ( dhegayso )

Wasiirka wasaarada qorshaynta Cabdiqafaar Xange ,Xildhibaano iyo Gudoomiyaha gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur ayaa maanta deegaanka Cagaaran ee gobolka Mudud ka dhagax dhigay mashaariic ay kamid yihiin Ceelbiyiood iyo Iskuul ay Wax ku baran doonaan Dadka danyarta.

Wariye Cabdinaasir Jeekey ayaa Warbixintan Gaalkacyo ka soo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com