Shacabka Soomaaliyeed oo ka hadlay tacadiyada Soomaalida Koonfur Afrika?

HomeWararka

Shacabka Soomaaliyeed oo ka hadlay tacadiyada Soomaalida Koonfur Afrika?

Shacabka magaalooyinka Bosaso, Garoowe, Gaalkacyo, Qardho iyo Caabudwaaq oo ka qaybgalay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay wax ka qabato tacadiyada lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, kuwaasi oo goobahooda ganacsiga boob lagu hayay. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b8a7103fd00009f78b5fc50/Copy+of+aragtida+dadweynaha++.mp3

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Maamul goboleedkii u horeeyey oo soo dhoweeyey Heshiiskii Itoobiya iyo Soomaaliya(dhegayso)
Tirada dadka Kenyaanka ah ee soo food saartay abaarta oo kor u dhaaftay 4 milyan

Shacabka magaalooyinka Bosaso, Garoowe, Gaalkacyo, Qardho iyo Caabudwaaq oo ka qaybgalay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay wax ka qabato tacadiyada lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, kuwaasi oo goobahooda ganacsiga boob lagu hayay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: