Site icon Radio Daljir

Shacabka Soomaaliyeed oo ka hadlay tacadiyada Soomaalida Koonfur Afrika?

Shacabka magaalooyinka Bosaso, Garoowe, Gaalkacyo, Qardho iyo Caabudwaaq oo ka qaybgalay barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee radio Daljir ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay wax ka qabato tacadiyada lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, kuwaasi oo goobahooda ganacsiga boob lagu hayay.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b8a7103fd00009f78b5fc50/Copy+of+aragtida+dadweynaha++.mp3?_=1
Exit mobile version