Shacabka Lascanood oo soo dhaweyeey Musharaxnimada Gen Morgan (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Lascanood oo soo dhaweyeey Musharaxnimada Gen Morgan (dhegayso)

Xili Shalay magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari uu kaga dhawaaqay Gen Maxamed Siciid Morgan in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxtinimo ee

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Guddiga xalinta khilaafaadka arimaha Gedo oo Kismaayo gaaray.
Dad ay Soomaali ku jiraan oo laga soo musaafurinayo dalka Canada

Xili Shalay magaaladda Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari uu kaga dhawaaqay Gen Maxamed Siciid Morgan in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxtinimo ee Puntland 2019 ayaa waxaa soo dhaweyeey Arrinta qaar kamid ah shacabka Lascanood.

Qaar kamid ah shacabka Magaaladda laascanood ee gobalka Sool oo Warbaahinta la hadlayaay ayaa sheegay inay tageersanyihin Musharax Gen Morgan iyago sheegay in Morgan uu yahay shaqsiga kaliya ee so celin karra Magaaladda laascanood.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: