Guddiga xalinta khilaafaadka arimaha Gedo oo Kismaayo gaaray.

Guddiga xalinta khilaafaadka arimaha Gedo oo Kismaayo gaaray.

Guddi Wasiiro ah oo ka kooban afar maamul-goboleed yada dalka ka tirsan ayaa maanta u ambabaxay magaaladda Kismaayo si ay u dhamaystiraan dib-u-heshiisiinta arimaha Doorashooyinka ee gobolka Gedo.

Guddigan oo uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle caadle ayaa kulamo la qaadan doona Maamulka Jubaland, Odayaasha dhaqanka, Waxgaradka iyo Ururada Bulshada ee jubaland.

Guddigaan ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo, iyaga oo kulamo la qaadanayay masuuliyiinta iyo wax-garadka Gobolka Gedo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com