Dad ay Soomaali ku jiraan oo laga soo musaafurinayo dalka Canada

HomeWararka

Dad ay Soomaali ku jiraan oo laga soo musaafurinayo dalka Canada

Dalka Canada oo kamid ah dalalka martigeliya qaxootiga ugu badan adduunka ayaa hadda waxaa uu billaabayaa sidii dalkiisa uga musaafurin lahaa dadka so

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay Ciidamo la wareegay Madaxtooyada Cadaado (dhegayso/daawo)
Daalibaan oo ku dhawaaqay in colaadii Afghanistan ay dhamaatay
RW khayre oo qaabilay Wafdi Ka socda Qaramada Midoobay iyo Midawga Afrika

Dalka Canada oo kamid ah dalalka martigeliya qaxootiga ugu badan adduunka ayaa hadda waxaa uu billaabayaa sidii dalkiisa uga musaafurin lahaa dadka soo galootiga ah gaar ahaa kuwa aan shacriga heysan.

Dadka la musaafurinayo ayaa waxaa kamid ah Soomaalida qaarkood aan sharciga heysan iyo kuwo markii hore ka been sheegay sharciyadooda, kuwaas oo hadda walaac muujinaya.

Mid kamid ah Dhalinyrada sugaya in dalka Canada laga soo musaafuriyo ayaa sheegay in la filayo in dhawaan in ka badan 400 Dhalinyaro Soomaali ah laga soo musaafuriyo dalka Canada, isla markaana qaarkood ay ku dhaceen xanuuno kala duwan.

Hora dhowr jeer waxaa dalka Canada looga soo musaafuriyay dad ay Soomaali kujiraan, kuwaas oo aan heysan sharci, balse markale ay dowladda Canada ay dooneyso inay kuwo horleh ka saartdo dalkeeda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0