Duqeyn loo geystay Goob ay Al-Shabaab kasoo abaabuli jireen qaraxyada

HomeWararka

Duqeyn loo geystay Goob ay Al-Shabaab kasoo abaabuli jireen qaraxyada

Ciidamada fuliya Howlgallada gaarka ah Ee cirka ayaa howlgal lagu guulaystay ka fuliyay Degmada Buqaqable ee Gobalka Hiiraan. Howlgalkaan ayaa si g

MUQDISHO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Safiiro Cusub
Colaadii kataagneyd deegaanka Mayle oo laxaliyay (dhegayso)
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Ciidamada fuliya Howlgallada gaarka ah Ee cirka ayaa howlgal lagu guulaystay ka fuliyay Degmada Buqaqable ee Gobalka Hiiraan.

Howlgalkaan ayaa si gaar ah uga dhacay geerish ay deganaayeen Ururka Al-Shabaab lagana soo abaabuli jiray weerarada iyo Qaraxyada dadka Soomaaliyeed ay ku dhibaateeyaan.

Xogta Howlgalkaan waxaa si wadajir ah uga Howlgalay Ciidamada geesiyaasha Qaranka Soomaaliyeed iyo dadka Deegaanka, waxaana dhulka lala simay gaadiid iyo xubna badan oo ka mid ah Kooxda Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: