Shacabka Jigjiga oo ka cabanaya googo’a koronto (daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Shacabka Jigjiga oo ka cabanaya googo’a koronto (daawo)

Shacabka Jigjiga ayaa ka cabanaya koronto joogto u googo’da soona laabata,  maadaama ay magaaladu sii fidayso sanadkasta. warbixintan waxaan idin ku soo gudbineynaa cabshada dadweynaha innaga oo dhinaca maamulka shirkadana wax ka weydiin doona cabashada shacabka iyo waxa ay uga jawaabi doonaan warbixinta xigta. Wariyaha Daljir ee Jigjiya Jamarti Yaxye ayaa warbixintan soojeedinaya.

WARAYSI: XASUUQII GARBACIISE (DDS) (daawo)
Dhismaha wadda dhaxmarta xaafadaha 11-12 ee Jigjiga (Sawirro)
Xaalka Tuliguuleed & Dawladda Deegaanka Soomaalida oo la Saftay Cadowgii Tuli

Shacabka Jigjiga ayaa ka cabanaya koronto joogto u googo’da soona laabata,  maadaama ay magaaladu sii fidayso sanadkasta.

warbixintan waxaan idin ku soo gudbineynaa cabshada dadweynaha innaga oo dhinaca maamulka shirkadana wax ka weydiin doona cabashada shacabka iyo waxa ay uga jawaabi doonaan warbixinta xigta.

Wariyaha Daljir ee Jigjiya Jamarti Yaxye ayaa warbixintan soojeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: