Site icon Radio Daljir

Shacabka Jigjiga oo ka cabanaya googo’a koronto (daawo)

Shacabka Jigjiga ayaa ka cabanaya koronto joogto u googo’da soona laabata,  maadaama ay magaaladu sii fidayso sanadkasta.

warbixintan waxaan idin ku soo gudbineynaa cabshada dadweynaha innaga oo dhinaca maamulka shirkadana wax ka weydiin doona cabashada shacabka iyo waxa ay uga jawaabi doonaan warbixinta xigta.

Wariyaha Daljir ee Jigjiya Jamarti Yaxye ayaa warbixintan soojeedinaya.

Exit mobile version