Shacabka deegaanka Arilays oo dhaqaale ku wareejiyay guddiga dhimaha waddada Burtinle (dhegayso )

Shacabka deegaanka Arilays  oo  dhaqaale ku wareejiyay guddiga dhimaha waddada   Burtinle (dhegayso )

Guddiga dhismaha waddada Burtinle ayaa maanta deeq lacageed oo gaaraysa 9 Malyan oo shilinka Soomaaliga ah ka gudoomay shacabka deegaanka Arilays ee degmada Burtinle.

wariyaha Daljir Burtinle Axmed Cabdi Axmed ayaa soo jeedinaya warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com