Shacabka dagmada qandala oo cabasho ka muujiyay maamulka degmada (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka dagmada qandala oo cabasho ka muujiyay maamulka degmada (dhegayso)

Qaaar ka mid ah odayaasha dagmada qandala ee gobolka bari oo laso xiriiray warbaahinta daljir ayaa cabasho ka muujiyay waxqabadka maamulka degmadaasi. Odayaashaas la soo xiriray Radio Daljir ayaa shegay inay ka cabanayaan maamulka isla markaana Maamulka halkaas kajira aysan wax ka qaban Baahiya shacabku ay qabaan. Wariye Saynab Cabdinuur maxamed ayeey u warameen.

DOLOW: Gana asetedi Qudarleyti iyo Hileblayte ye ku owadahayang kor enkohowki qiimo hilebki iyo Qudaarte (daawo)
Dr. Saleebaan Ciise (Xaglatoosiye) ayaa marti ku ah barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Daljir
Wasaaradda Warfaafinta Somaaliya oo Muqdisho ku qabatay shir wadatashi ah

Qaaar ka mid ah odayaasha dagmada qandala ee gobolka bari oo laso xiriiray warbaahinta daljir ayaa cabasho ka muujiyay waxqabadka maamulka degmadaasi.

Odayaashaas la soo xiriray Radio Daljir ayaa shegay inay ka cabanayaan maamulka isla markaana Maamulka halkaas kajira aysan wax ka qaban Baahiya shacabku ay qabaan.

Wariye Saynab Cabdinuur maxamed ayeey u warameen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: