Saxafiyiin Aqoon-kororsi loogu soo xiray Garoowe

Saxafiyiin Aqoon-kororsi loogu soo xiray Garoowe

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) oo kaashanaya Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa maanta 08 August, 2023 Garoowe ugu soo xiray Aqoon-kororsi 27 ka mida hawlwadeenada warbaahinta kaasi oo soconayey Afar maalmood.

Xoghaya Guud ee Ururka MAP Naciimo Muuse ayaa soo xirtay tababarkan ku saabsan sare u qaadida aqoonta iyo la-jaanqaadida hababka casriga ee warbaahintu ku hawlgasho.

United Nations Assistance Mission in Somalia – UNSOM

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com