Sawiro: Hargaysa oo ay codaynta doorashada kasocoto

Sawiro: Hargaysa oo ay codaynta doorashada kasocoto

Magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa waxaa shacabka uu u dareeray codaynta doorashooyinka maanta ka bilowday Somaliland.

Goobaha ay codaynta ka dhacayso ayaa isugu jira iskuulada, khayriyadda,  xarumaha maamulka iyo xarunta shaqaalaha oo ay ka codaynayaan musharaxiinta iyo masuuliyiinta ugu sareeya ee Somaliland.

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa horay u shaaciyay doorashooyinka inay kadhacayaan 535- goobood oo ay dadku codkoodu kadhiiban doonaan.

Ilaa 12-makhribnimo ayaa la filayaa goobaha codbixinta inay sii furnaadaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com