Sarkaal hore oo Qarax lagu dilay Gaalkacayo

Sarkaal hore oo Qarax lagu dilay Gaalkacayo

Gaalkacyo waxaa maanta salaadi jimcaha kadib gaarigisa Qarax loogu xiray Faarax caato oo kamid ahaa sarakishii hore ee dowladii dhexe,isago ku geeriyooday Qaraxa lagu xiray Gaarigiisa.

Sido kale qaraxaas gaari waxaa kadhashay khasaare hantiyadeed ,taas oo ah inay bur bureen qaar kamid ah guryihi ka agdhawa goobta uu qaraxa kadhacay.

ilaa hadda majirto cid sheegaay dilka sarkaalkas hore oo an wax xil ah ka hayn Puntland tan iyo intuu ku sugnaa Magaaladda Gaalkcyo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com