Sarkaakil Somaliland kaso goostay oo Qardho fariisin kasamaystay (dhegayso)

HomeWararka

Sarkaakil Somaliland kaso goostay oo Qardho fariisin kasamaystay (dhegayso)

Todobaadkan waxaa dhinaca Puntland usoo goostay Saraakil ka tirsana Ciidanka Somaliland ee gobalka sanaag ,kuwaas oo sheegay inay garteen in Puntland

Madaxweynaha Puntland oo hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha gobalka Banaadir
Ciidamo ka tirsan kuwa DFS oo tababar loogu qaaday dalka Eritrea
Saaka & Dunida iyo Xuseen Xadaari Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Todobaadkan waxaa dhinaca Puntland usoo goostay Saraakil ka tirsana Ciidanka Somaliland ee gobalka sanaag ,kuwaas oo sheegay inay garteen in Puntland dhinaceeda so adan ,waxayna shegeen in Somaliland ay ku socoto khalad iyo dhulboob.

Saraakishan Puntland soo gaaray waxaa kamid ah Gen Caare iyo Ciidamo uu hogaaminayo waxaana maanta ay fariisimo muhiim ah ka samaysteen Duleedka Magaaladda Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Genaralkan oo Warbaahinta qardho kula hadlay ayaa sheegay in Puntland si wanaagsan usoo dhaweysay,wuxuuna ka hadlay ujeedka dhabta ah ee ugasoo goosteen Somaliland.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    I=ISRAEL
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICE.
    KU QOR GOOGLE AMA YOU TUBE OO FIIRSO XAQIIQDA JIRTA DHALINTA NA HALOOGA DIGO.
    ALLAAHUMAA BALAQTU

DISQUS: