Madaxweynaha Puntland oo hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha gobalka Banaadir

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha gobalka Banaadir

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Ma

HADHWANAAG, SOOL: WADAHADAL & WADAJIR AYAA LAGU TANAADAA HORMARNA LAGU HIIGSADAA
DFS oo ku guulaystay joojinta dhismaha saldhiga Militari ee dekadda Berbara
Guddoomiyaha Tuli Guuleed oo booqasho ku maraya tuulooyinkii laga barakacay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Finish”.

Guddoomiye Cumar Finish ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ku bogaadiyey doorkii muhimka ahaa ee uu ka qaatay in la go’aamiyo doorashada dalka.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay maamulka Gobolka Banaadir iyo Dadweynaha Muqdisho soo dhoweynta wanaagsan ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: