Falanqayn “Sare ukaca qiimaha maciishada Puntland iyo saameynta dadka danyarta ah (dhegayso)

Falanqayn “Sare ukaca qiimaha maciishada Puntland iyo saameynta  dadka danyarta ah  (dhegayso)

Mudooyinkii udambeeyay waxaa cirka isku shareeray qiimaha maciishada qutul daruuriga ah ee gobolada Puntland,  sida Raashiinka , Qudaarta , iyo Hilibka.

Sabata ayaa lagu sheegay in ay tahay laba arimood oo kala ah:

1- Sarifka doolarka oo halkii usaraysay garay iyo Bangiga dhexe ee dowladda oo aan kalahayn wax siyaasad ah soo noq noqoshada scir bararka .

2- Dowladda oo canshuurta ku kor dhisay  Xoolaha nool oo ah lafdhabarta dhaqaalaha dalka .

Hadaba arintan saameyn intee lae,g ayay ku yeelanaysaa dadka danyarta ah ?  Su,aalahaas iyo kuwo kaleba waxaan hor dhignay  Cali Xaaji Siciid oo bare ka ah Jaamacada Bada cas ee Bosaaso, gaar ahaan kuliyada dhaqaalaha .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com