Falanqayn “Sare ukaca qiimaha maciishada Puntland iyo saameynta dadka danyarta ah (dhegayso)

Mudooyinkii udambeeyay waxaa cirka isku shareeray qiimaha maciishada qutul daruuriga ah ee gobolada Puntland,  sida Raashiinka , Qudaarta , iyo Hilibka.

Sabata ayaa lagu sheegay in ay tahay laba arimood oo kala ah:

1- Sarifka doolarka oo halkii usaraysay garay iyo Bangiga dhexe ee dowladda oo aan kalahayn wax siyaasad ah soo noq noqoshada scir bararka .

2- Dowladda oo canshuurta ku kor dhisay  Xoolaha nool oo ah lafdhabarta dhaqaalaha dalka .

Hadaba arintan saameyn intee lae,g ayay ku yeelanaysaa dadka danyarta ah ?  Su,aalahaas iyo kuwo kaleba waxaan hor dhignay  Cali Xaaji Siciid oo bare ka ah Jaamacada Bada cas ee Bosaaso, gaar ahaan kuliyada dhaqaalaha .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com