Saraakiil loo xiray weerarkii Muqdisho

HomeWararka

Saraakiil loo xiray weerarkii Muqdisho

Weerarkii kadhacay magaalada Muqdisho maalinimadii Sabtidii ayaa waxa loo xiray 15-sarkaal oo sare, sida laga helayo hay'adaha ammaanka ee dowladda.

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Xuska Sannad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed
Dibadbaxyaal xirtay waddooyin ka mid ah Muqdisho (sawiro)
Madaxweynaha DDS oo furay kalfadhiga 1aad ee golaha howl fulinta (Sawiro)

Weerarkii kadhacay magaalada Muqdisho maalinimadii Sabtidii ayaa waxa loo xiray 15-sarkaal oo sare, sida laga helayo hay’adaha ammaanka ee dowladda.

Saraakiishan ayaa isugu jira boolis iyo nabad sugid, waxaana ay taliyeyaal ka ahaayeen baraha kantorool ee Maka Al-Mukarama ee Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya kulan guddiga amniga ay yeesheen maalinimadii shalay ayaa lagu go’aamiyay in lasoo xiro saraakiisha oo wax laga waydiiyo weerarka qaraxa ee Al-shabaab ay ku qaadeen wasaaradaha ammaanka iyo gudaha ee xukuumadda.

Weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday 15-qof.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: