Dibadbaxyaal xirtay waddooyin ka mid ah Muqdisho (sawiro)

Dibadbaxyaal xirtay waddooyin ka mid ah Muqdisho (sawiro)

Dibadbaxyo ayaa kasocda magaalada Muqdisho waddooyin ka mid ah, taasi oo saamayn ku yeelatay nolosha dadka iyo qaar ka mid ah gaadiidka.

Dibadbaxyaasha ayaa ka cabanaya amar kasoo baxay dowladda oo lagu amray kawaanka kalluunka ee Muqdisho in la xiro, loona badalo hoteel.

Sida ay dibadbaxyaashu ay sheegeen cabashadooda waxaa ay la xiriirtaa inaanay xiligan haysan goobo kalle oo ay ku ganacsadeen haddii dowladda ay ka xirto kawaanka xamar wayne ee Muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com