SAHAN UURCALEED, WAXQABAD BULSHO & WARBAAHINTA DALJIR

HomeWararkaSAHANKA DALJIR & SOOYAALKA DEEGAANADA

SAHAN UURCALEED, WAXQABAD BULSHO & WARBAAHINTA DALJIR

SAFARKII UURCALEED, WAXQABADKA BULSHO & WARBAAHINTA DALJIR. Deegaanka Xagar, Gobolka Bari: Degmada Ballidhidin deegaan u jira 10KM ayaa laga bi

CAGAARAN: Deegaan ku talaabsaday horumar dhicanyada tabanaya (Daawo)
BEERAHA BAARDHEERE & BEERALEYDA: WAA KU TACAB OO KATAG MAALIN WALBA TAAGAN (daawo | dhegayso)
GURICEEL, GALMUDUG: Guulaha Guriceel & Hiigsiga Hormar Horleh | GURICEEL Shalay & Maanta

SAFARKII UURCALEED, WAXQABADKA BULSHO & WARBAAHINTA DALJIR.

Deegaanka Xagar, Gobolka Bari: Degmada Ballidhidin deegaan u jira 10KM ayaa laga bilaabay qodidda ceel riig ah oo ay maalgelisey hay’adda KALKAAL FOUNDATION oo ah mu’asaso ay ku midaysanyihiin qurbajoog iyo daljoog ka soojeeda deegaanka.

Warbixintu waxa ay ku bilaamaneysaa Safarkii Bosaaso illaa Xagar oo ah 250KM. Waa warbaahinta Daljir iyo KALKAAL FOUNDATION, warbixitana waxaa inoo soojeedinaya Mohamad Hassan Dhalo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: