Ra’iisul Wasaare Roobe oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal (Akhriso)

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ay gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ay kala yihiin:

1- Cabdiwali Maxamuud Cilmi
2- Maxamed Xassan Maxmed
3-Mahad Dheere Xaashi
4-Mowliid Mataan Salaad
5-Faadumo Maxamed Cabdullaahi
6-Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
6-Caasho Abuukar Qaasim
7-Madiina Adan Malaboow
8-Cabdinuur Maxamed Axmed
9-Saciido Maxamed Muscid
10-Maxamed Aadan Cusmaan
11- Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
12-Axmed Maxamed Ducaale
13-Caydaruus Saalax Yuusuf
14-Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
15-Liban Abukar Osman.
16-Yusuf Mohamed Kheyr
17-Muse Geelle Yusuf
18-Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
19-Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
20-Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
21-Liibaan Axmed Xasan
22-Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
23-Cabdinaasir Maxamed Guuleed
24-Maxamed Maxamuud Caddow.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com