Safiirkii Masar ee Soomaaliya oo Bosaaso ka amba baxay (dhegayso)

Safiirkii Masar ee Soomaaliya oo Bosaaso ka amba baxay (dhegayso)

Dowladda masar ayaa maamulka Puntland ka balan qaaday in mashaariic horumarineed ay ka fulinayso deegaanad Puntland, xili maanta safiirka Masar ee Soomaaliya uu ka ambabaxay magaalada Bosaaso.

Warbixi Cabdiraxmaan Xudayfi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com