Shirkii Haweenka Puntland oo maanta soo Xidhmay iyo qodobo laga soo saaray( dhagayso )

Shirkii Haweenka Puntland oo maanta soo Xidhmay iyo qodobo laga soo saaray( dhagayso )

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo xirey shirweynaha haweenka Puntland oo afartii maalmood ee ugu dambeyey ka soconayey magaalada Garoowe.

Waxaa shirkaas laga soo saaray qodobo shirka looga dooday mudadii afarta maalmood ahayd ee shirku uu soconayey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com