Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

Xubinta ciyaaraha saaka waxaan ku soo qaadanaynaa hawlaha suuqa kala-iibsiga ciyaartooyda qaarada Yurub oo hadda si xawli ah ku socda. Qaar kamid a

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Xubinta ciyaaraha saaka waxaan ku soo qaadanaynaa hawlaha suuqa kala-iibsiga ciyaartooyda qaarada Yurub oo hadda si xawli ah ku socda.

Qaar kamid ah naadiyada qaarada Yurub ayaa mar hore sii calamadaystay ciyaartoyda ay la soo wareegi doonaan inta suuqa kala-iibsigu furan yahay si marka xilli ciyaareedka 2017-2018 uu bilawdo ay u helaan ciyaartoy cusub.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

  

 

 

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: