Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle.

Wararka saaka waxaa ugu waaweyn waa toogashada 7 Shabaab ah oo Bossaso lagu toogtay iyo dil Gaalkacyo ka dhacay oo lala xiriirinayo isla toogashada Alshabaabka Bossaso.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com