Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa xalay la ciyaaray waxaa habeen hore dhamaaday tartankii loogu jiray hanashada horyaalka, guushuna raacday k

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa xalay la ciyaaray waxaa habeen hore dhamaaday tartankii loogu jiray hanashada horyaalka, guushuna raacday kooxda Chelsea.

Maanta iyo caawa waxaa la ciyaari doona kulamo kale oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska waana kulamada isbuucan ugu xiisaha badan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: