Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)

kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa xalay la ciyaaray waxaa habeen hore dhamaaday tartankii loogu jiray hanashada horyaalka, guushuna raacday kooxda Chelsea.

Maanta iyo caawa waxaa la ciyaari doona kulamo kale oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska waana kulamada isbuucan ugu xiisaha badan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)”

  1. wa barnamij xiiso iyo xamaasad leh oo naso gaarsiiso warbaahinta daljir

  2. iyo ciyaar xiiso lahyd aaad baa ugu mahadsantihiin bahda warbaahinta daljir oo gadaal noo xasusisa dhacdoyinka ugu danbeeya

U Jawaab Zuldâäñ Mîrè Buhbuhaani Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com