Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

HomeWararkaSAAKA & DUNIDA

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b358ceaff00007c685cffc8/SD_Khadar_Buuhoodle_29_June+_+2018.mp3

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Saaka waxaa barnaamijka magaalada Buuhoodle nooga soojeedinayana wariye Khadar Cawl Ismaaciil.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abdulqadir Tallman 6 years ago

    Farmaajo waa daciif. Wuxuuna la il daran yahay, baa la aleeyahay, xanuunka xagga dhimirka ah ee “autism-ka”.

    Daciifnimadiisa awgeed buu go’aansaday inuu isu dhiibo Itoobiya. Waxaa u soo baxday in uusan hayn karin mansabka uu hadda hayo, haddii uusan gacan ka helin Itoobiya.

    Markaasuu Itoobiya u saxiixayaa dekedaha Somaaliya. Markaasuu oggolaaday in Soomaaliya lala mideeyo Itoobiya.

    Wuxuu leeyahay dhaqankii iyo sansaankii Xabashi jaceilka ee Cabdullaahi Yuusufkii bakhtiyay.

    Wuxuu Itoobiya isu dhiibay markii uu Xabashida ku wareejiyay geesiga, muwaadinka Cabdikariim Qalbi Dhagax.

    Farmaajo oo qaba cudurka “autism-ka” oo sidiisaba u dhashay daciifnimada, wuxuu maanta naf iyo cimri dheereysi ka raadinaaya inuu Soomaaliya hoos geeyo Itoobiya.

DISQUS: