Join the Conversation

1 Comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

  1. Farmaajo waa daciif. Wuxuuna la il daran yahay, baa la aleeyahay, xanuunka xagga dhimirka ah ee “autism-ka”.

    Daciifnimadiisa awgeed buu go’aansaday inuu isu dhiibo Itoobiya. Waxaa u soo baxday in uusan hayn karin mansabka uu hadda hayo, haddii uusan gacan ka helin Itoobiya.

    Markaasuu Itoobiya u saxiixayaa dekedaha Somaaliya. Markaasuu oggolaaday in Soomaaliya lala mideeyo Itoobiya.

    Wuxuu leeyahay dhaqankii iyo sansaankii Xabashi jaceilka ee Cabdullaahi Yuusufkii bakhtiyay.

    Wuxuu Itoobiya isu dhiibay markii uu Xabashida ku wareejiyay geesiga, muwaadinka Cabdikariim Qalbi Dhagax.

    Farmaajo oo qaba cudurka “autism-ka” oo sidiisaba u dhashay daciifnimada, wuxuu maanta naf iyo cimri dheereysi ka raadinaaya inuu Soomaaliya hoos geeyo Itoobiya.