Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jaamac cRaxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga daadihinaya Jaamac Cabdiraxmaan.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan war dal iyo dibad naga soo gaaray oo hoos kaga bogo. Fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0