RW Xasan Cali Khayre oo u dhoofay Dalka Turkiga

HomeWararka

RW Xasan Cali Khayre oo u dhoofay Dalka Turkiga

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada aan walaa

Ciidamada Canfarta oo maanta deegaanka Garbociise ee gobolka Sitti dad ku laayey
Shacabka Garoowe & dareenkooda soodhaweynta musharrax Xasan Shire Abgaal
Xisbiga Wadani “Muuse Biixi waxaa uu mideeyey Beelaha Dhulbahante” (dhegayso)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada aan walaalanahay ee Turkiga.

Mudane Xasan Cali Kheyre waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale, isagoo inta uu joogo dalka Turkiga lagu wado inuu kulamo la qaato madaxda dalkaasi.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa kulan gaar ah la qaadan doona Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, iyadoo ay ka wada hadli doonaan xaaladihii ugu dambeeyay Soomaaliya, sida dowlada Turkiga ay kaga qeyb qaadan karto dagaalka dalka looga xureynayo Argagaxisada Al shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: